Guddigayada dastuurka ee kala ah Guddiga madaxabanaan ee Dibu-Eeegista iyo Hirgalinta dastuurka iyo Guddiga lasocodka Dastuurka ee labada gole ayaa kulan la qaatey guddgi joogtada ee barlamaanka FS.

kulankan waxay labada guddi dastuur  ku soo bandhigeen 5ta cutub ee ugu horeysey ee dastuurka oo dib u eegis lagu sameeyey iyo sidoo kale caqabadaha haysta Guddiga Madaxabanaan ee ICRIC.

halkan ka daawo.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here