wajigii 1aad Madasha Guddiyada dastuurka ayaa lagu qabtay Magalada muqdisho ee caasimada dowlada somaliya

Magalada Garoowana waxaa maanta lagusoo gaba gabeeyey shirkii 2aad Madasha Guddiyada dastuurka ee heer Faderal iyo heer dowlad gobaleed ee looga arinsanayay gorfaynta cutubyada 1-5

Hadaba Gudoomiyaha guddiga Madax banaan ee di u eegidda iyo hirgilinta Dastuurka
Prof Maxamed Daahir afrax oo waraysi siiyay tvga SBS ayaa kawaramay qodoba dhawra oo ay kamid yihiin.

Riix Halkaan si aad u Daawato

 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here