Guddiga madaxa banaan ee dib u eegista dastuur ayaa maanta la kulmey Culimaa’udiinka Somaliyeed ee ku dhaqan Gobolka Banaadir, si culiamada looga talao galiyo arrimaha dib u eegista Dastuurka dalka.


LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here