Guddiga Madaxabanan ee Dastuurka iyo
hey’adaha dastuurka ayaa maalinki sadaxaad
waxaa lagu falanqaynayaa Cutubka 14aad ee Dastuurka KM. Waxaa dood wanaagsan laga galey Hay’adaha Amniga Federaalka iyo sidoo kale kuwa Dawladaha Xubnaha ka ah Federaalka iyo doorkooda kala duwan. Cutubka waxaa laga soo saarey cillado farsamo iyo kuwo nuxur oo ay tahay in dib loo eego lana saxo

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here