Guddiga Madaxabanan ee Dastuurka iyo Heyadaha dastuurka ayaan maanta 16 Janaayo 2019 waxaa u furmay kulan aqoon is waydaarsi oo lagu gorfeynayo Cutubyada Dastuurka KMG ee 11aad ilaa 15aad. Kulanka oo socon doona muddo shan maalmood ah waxaa uu daba socdaa ka dib markii laba kulan oo hore lagu falanqeeyey Cutubyada 1aad ilaa 5aad iyo 6aad iyo 10aad. Kulankan sidoo kale wuxuu ku soo aadayaa ayadoo labada Guddi ay isla diyaariyeen Cutubyada 1aad ilaa 10aad isla markaana sugaya in Baarlamaanka uu ansixiyo

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here