Waxaa maanta magalada Muqdisho ka furmay shir sadax geesood ah oo si wadajir ah ugu soo qeyb galeen Wasarada dastuurka ,Guddiga la socodka dastuurka iyo Guddiga Madaxabanaan ee Dastuurka

waxa looga hadli doona Banbax howleedka Wadajirka ah oo u dhaxeeyo Hay’adaha Qaranka ee u xilsaaran Dib-U-Eegista Dastuurka(WAD, GL, GMDHD).

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here