Guddi Farsamo oo ka kala yimad Wasarada dastuurka, Guddiga la socodka dastuurka, iyo Guddiga Madaxabanaan ee Dastuurka oo loo saarey inay soo diyaariyaan caqabadah jira iyo sidii loo xalin lahaa ayaa maalitii labaad galay, waxaana rajeyneynaa qodobada ka soo baxa kulankaas inaan dib idin kula socodsiino.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here