Hay’adaha Dastuurka ku shaqada leh dhameystirkisa ayaa maanta shir uga
furmay Caasimada Dalka Jabuuti ee Jabuuti. Shirkan oo daba socda mid bishan bilowgeeda lagu qabtey Muqdishu socon doonana shan maalin ayaa lagu gorfeynayaa howlo muhiim u dib u eegista Dastuurka.

Guddiga Madaxabanaan ee Dastuurka

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here