Kulan looga hadlayay dhameystirka dib u eegista Dastuurka ayaa maanta ka dhacay xarunta Qaramada Midoobey ee Muqdishu. Kulanka waxaa ka soo qaybgaley Guddoonka labada Aqal ee Baarlamaanka, hay’adaha dastuurka iyo deeqbixiyaasha waxaana la isla soo qaadey meesha ay wax marayaan iyo sidii deg deg loogu dhameyn lahaa inta dhiman

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here