Waxaa soo gabogaboobey Shirkii 4aad ee Madasha Guddiyada Dastuurka uga socday Garoowe. Gunaanadkii shirka ayaa laga soo saarey qodobo waxtar weyn u leh geedi socodka dib u eegista Dastuurka.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here