,Hay’adahan oo ka kooban Guddiga Madaxbanaan ee Dastuurka Guddiga Dastuurka ee BFS, Wasaarada Arimaha Dastuurka iyo Guddiyada Dastuurka dawlad goboleedyada dalka ayaa inta ay joogaan Istanbul waxaa ay isla fiirin doonaan dhamaan cutubyada dastuurka ee dib u eegista lagu sameeyey ayadoo khubaro ka socda Hay’adda Max Planck ay ka talo bixin doonaan dib u eegista ay sameeyeen labada Guddi.

#Guddiga_Madaxabanan_ee_Dastuurka

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here