Guddiga madaxabanaan ii dib u eegista iyo hirgalinta dastuurka ayaa kulan la qaatay Hay’adda UNDP taas oo taageerta dib u eegista dastuurka, kulakaan ayaa u jeedkiisu ahaa sidii loo dardar galin lahaa howlaha geeddi socdoka dastuurka oo hada maraya meel gabagabo ah.
Gudoomiye guddiga oo ay waheliyaa gudooomiye ku xigeenka iyo xibnaha kale ee guddiga ayaa xafiiska ku soo dhaweeyay wafuuuda ka socoda UNDP, guddomiya ayaa ugu war-baxiyay meesha uu marayo geedi socodka dastuurka iyo qorshayaasha kale.
Waftiga ka socda UNDP ayaa bogaadiyay shaqada guddigu ka qabtay arrimaha dib u eegista dastuurka waxayna balan qadeen in ay xoojinyaan wada-shqaynta kala dhaxaysa guddiga.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here