Guddiyada u xilsaaran dib u eegista Dastuurka ee Guddiga La socodka Dastuurka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya iyo ee dib u eegista iyo Hirgalinta Dastuurka ayaa maanta oo ah 7 March 2020 ku wareejiyey Madaxweynaha iyo Guddoomiyaha Baarlamaanka Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya nuqulka qabyo qoraalka wax ka beddelka Dastuurka iyo warbixin faahfaahsan oo sharaxaad ka bixineeysa hanaankii loomaray dib u eegista dastuurka.

Kulanka oo ay goobjoog ahaayeen Wasiiro, xildhibaano iyo odeyaasha dhaqanka ayaa lagu soo bandhigay nuxurka wax ka bedelka lagu sameeyey dastuurka ku meel gaarka ah

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here